Daawo xafladda dabaal dega joojinta qaadka UK ee London lagu qabtay

Daawo xafladda dabaal dega joojinta qaadka UK ee London lagu qabtay

London(Salaanmedia.com)-Waxaa galbeedka London lagu qabtay munasabada balaaran oo lagu dabaal degaayaya joojinta qaadka UK
Waxaa munaasabadaani ka soo qeyngalay qeynaha kala gadisan ee Bulshada Soomaalida UK iyo xubo ka tirsan Pooliska (Metropolitan-police)
Waxaa halkaasi laga tiriyaya gabayo iyo geeraaro lagu dhiirigalinaayay joojinta qaadka. Sidoo kale waxaa laga qaaday heeso lagu dhiirigalinaayo qaadka.
Hoos ka daawo qaabka ay u dhacday xafladasi.