Daawo: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiiladda Oo Dhaliilo U Jeediyay Siyaasadda Arimaha Dibadda

Daawo: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiiladda Oo Dhaliilo U Jeediyay Siyaasadda Arimaha Dibadda

Hargeysa (Salaanmedia.com) Mudane Bashiir Sheekh Xusen Tukaale oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo maanta Warbaahinta kula hadlay Xarunta Baarlamaanka ayaa dhaliilay hanaanka ay xiligan u shaqaynayso Siyaasadda Arrimaha dibadda Somaliland.