Daawo: Xukuumadda Oo Jawaab Ka Bixisay Baaq-yaddii Ay Beesha Caalamku Kaga Dalbatay Inay Ciidamaddeedda Kala Baxdo Taleex

Daawo: Xukuumadda Oo Jawaab Ka Bixisay Baaq-yaddii Ay Beesha Caalamku Kaga Dalbatay Inay Ciidamaddeedda Kala Baxdo Taleex

Hargeysa (Salaanmedia.com) Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo Galabta Dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar uu ku soo maray Waddamo ka tirsan qaaradda Yurub ayaa sheegay in Somaliland Mawqifkaaddu yahay in ay nagad-geliyo ka dhalisyo degmada Taleex oo Todobaadkii hore Ciidamadda Somaliland ay la wareegeen.