Daawo: “Xukuumaddii Daahir Rayaale Weynu Ku Gafnay, Maanta Waxaanu Leenahay Xaal-baanu Idin-siinay” Marwo Faadumo Siciid

Daawo: “Xukuumaddii Daahir Rayaale Weynu Ku Gafnay, Maanta Waxaanu Leenahay Xaal-baanu Idin-siinay” Marwo Faadumo Siciid

Hargeysa (Salaanmedia.com) Xoghayaha Maaliyadda Xisbiga UCID Marwo Faadumo Siciid Ibraahim ayaa sheegtay in hogaaminta Madaxweyne Axmed Siilaanyo ay Bulshaddu saluug weyn ka qabto.

http://www.youtube.com/watch?v=e12CuXXjTbQ