Gabadh Toban jir ah Oo Aabaheed ku badbaadisay Muuqaal ay soo galisay Facebook

Gabadh Toban jir ah Oo Aabaheed ku badbaadisay Muuqaal ay soo galisay Facebook

GABADH

Dhacdadan oo noqotay mid indhaha caalamka oo dhan soo jeedatay, ka dib markii gabadh 10 jir ahi ay ku badbaadisay muuqaal ay ku duubtay facebook iyadoo ka codsatay in loo garaaco 911, si loo badbaadiyo aabaheed.Aabaha dhalay gabadhan yar ayaa dhaawac soo gaadheen isaga iyo asxaabtiisa ka dib markii geed aad u wayn uu dusha kaga dhacay guriga ay ku noolaayeen.Dhamaan khadadkii telefoonadda ayaa hawadda ka baxsanaa, ma ayna jirin meel ay ka wacdo.Ka dib ayay go’aansatay in ay isticmaasho aaladda interntka iyadoo muuqaal ooyaysa ku duubtay barta bulshada ee facebook.