Gudoomiyada garabka haweenka xisbiga wadani laaantiisa Uk marwo Zainab ismail qurjuf oo umada Somaliland ee meelkasta jooga ku baarikeysa bisha cibaadada.ah ee ramadan oo caawa kow inoo ah

Gudoomiyada garabka haweenka xisbiga wadani laaantiisa Uk marwo Zainab ismail qurjuf oo umada Somaliland ee meelkasta jooga ku baarikeysa bisha cibaadada.ah ee ramadan oo caawa kow inoo ah

FREEN

Gudoomiyada garabka haweenka xisbiga wadani laaantiisa Uk marwo Zainab ismail qurjuf waxay Dhambaal Hambalyo ah u diraysaa Shacbiga Somaliland Meelkastoy Joogaan Dalka Guddihiisa & Dibediisaba, Bisha Barakaysan ee Ramadaan Awgeed, waxaanu ugu Bushaaraynaa Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Kowsatay caawa oo ay taariikhda Miilaadiga ahi tahay 28/06/2014, halka ay taariikhda Hijiriyada Islaamkuna ka tahay 01/09/1435
waxa Aan ILLAAHAY uga Baryayaa inuu Sannadka Sanadkiisa Bash-Bash & Barwaaqo ku gaadhsiiyo bishan bisheeda ummadda Islaamka dhamaantood. Isaga oo dhambaalkan mid la mid ahna u Diraysa Zainab Ismaciil Qurjuf Shucuubta islaamka ee Caalamka ku nool guud ahaanba.

Sidoo kale waxa uu Bisha Barakaysan ee Ramadaan Awgeed ILLAAHAY uga barayaysaa Bukaan jiifka ay ramadaan ugu soo gashay iyaga oo aanu caafimaad koodu taam ahayn, awoodna aan u lahayn soonka ALLE inagu waajibiyey, in uu ka dulqaado xanuunka, intii dhimatay ee aan nasiibka u yeelan in ay innala qaatan farxadan qaaliga ah ee Bisha Ramadaana waxa uu Illaahay uga baryay danbi dhaaf iyo inuu janatu fardawsa ka waraabiyo.