KOOBKA ADDUUNKA OO CAAWA SI RASMI AH UGA FURMI DOONNA DALKA BRAZIL IYO CIIDAMADDA OO HIIGAN LA GALIYEY

KOOBKA ADDUUNKA OO CAAWA SI RASMI AH UGA FURMI DOONNA DALKA BRAZIL IYO CIIDAMADDA OO HIIGAN LA GALIYEY

Koobka Aduunka

Iyadoo caawa uu ka furmi doono koobka adduunka dalka Brazil ayaa shacab fara-badan oo Brazil u dhashay ay balaabeen mudaaharaadyo ay kaga soo horjeedaan koobka adduunka . Dadkan ayaa ka cabanaya shaqo la’aan baahsan oo soo waajahday, iyadoo wasaaradaha Caafimaadka, Sporti-ga iyo dhaqanka ka dacwoonaya, boodhadh waaweyn ayayna ku soo qoreen “Ma dooneyno koobka aduunka”waxaan rabnaa lacag. Wasaaradaha la haysto ayaa quus ka jooga arrinta dadka mudaharaaday ay wadaan xal lagu qanci karana waa u la’yihiin, wadooyinka ilaa xeebta ayey is qabsadeen sida weriyayaal soo tabinaya ila wareedkan ay sheegayaan.