Masuul Hore Xil Wasiir-Xigeenimo Xukuumadda KULMIYE Uga Soo Qabtay Oo La Sheegay In Jaga Wasiirnimo Markale Xukumadda Laga Siinayo.

Masuul Hore Xil Wasiir-Xigeenimo Xukuumadda KULMIYE Uga Soo Qabtay Oo La Sheegay In Jaga Wasiirnimo Markale Xukumadda Laga Siinayo.

Masuul Hore

Hargeysa(Salaanmedia.com)Madaxweyne Silaanyo ayaa dhowaan Xilka ka xayuubiyay Wasiirkii Xidhiidhka Golayaasha Oo ay Madaxtooyadu ku eedaysay in Uu wajibkiisa shaqo gudan Wayay.
Sido kale madaxtooyada Ayaa digreetada ay wasiirkaasi Ku eriday ku sheegin Masuulka Cusub ee wasaaradaasi Loo dhibay balse ilo xog ogaal ah ayaa Warbaahinta Qaar Ka Mid Ah usheegaya in La qorsheeyay in jagaadaasi wasiirnimo ee Xidhiidhka Golayaasha loo dhiibo Wasiir kuxigeenkii Hore ee wasaarada Waxbarasada Cali Xaamud jibriil oo kamid ah Xubnaha Xilkii ay hayeen laga qaaday balse madaxtooyada Ka agdhow.
Wararka ayaa sheegaya inay diyaaartahay Digreetada lagu magacaabayo Wasiirkan Balse macadda Mudada lagusoo magacaabi doono Cali Xaamud Jibriil uu noqon doono Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha ee Somaliland.