Qasrigga Madaxtooyada Oo Lagu Qabtay Munaasibad Lagu Xusayo Sanaad Guuraddi 54 Ee Kasoo Wareegtay 26- JUUN +DAAWO SAWIRO)

Qasrigga Madaxtooyada Oo Lagu Qabtay Munaasibad Lagu Xusayo Sanaad Guuraddi 54 Ee Kasoo Wareegtay 26- JUUN

Madax 1

Hargeysa(Salaanmedia.com)-Shaly waxay ku beegnayd xuska Sanad Guuradii 54aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland xornimada ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska.

Waxaaa Habeenkii xalay qasriga Madaxtooyada lagu qabtay Xaflad aad u qiimo badan oo ay dadweynaha, Cuqaasha, Ugaasyada, Sulaadiinta, Aqoon yahanka Haldoorka shacbiga, hay’adaha Dawlada Golaha Wasiirada, Kuxigeenadooda, Golayaasha Baarlamaanka iyo Guurtida iyo guud ahaan shacbiga qaybihiisa kala duwan isugu yeedhay una qabtay xafladan oo sanad walba wakhtigan wakhtigiisa laga xuso Somaliland guud ahaan. Meel ay joogaan shacbga Somaliland Madaxweynaha Somaliland iyo Marwadiisa Marwo Amin Sheekh Maxamed Jirde waxa ay shacbiga reer Somaliland meel ay joogaanba ALLE uga baryayaa inuu u fudaydiyo Hawlahaaga.

Jawiga Xafladan oo ayaa ahaa mid ka duwan kuwi hore marka loo eego xaga Daruuraha oo ku hooray kuna da’ay intii aanu ku jirnay Xafkadaasi

Macax 2

Madax 1

Madax 3

Madax 4

Madax 5

Madax 6

Madax 7

Madax 8

Madax 10

Madax 11

Madax 13

Madax 14

Madax 15

Madax 16

Madax 17

Madax 18

Madax 19

Madax 20

Madax 21

Madax 22

Madax 23

Madax 24

Madax 25

Madax 26

Madax 26