Qoys lix farood leh Oo Brazil u saadaaliyey inuu ku Guulaysan doonaan K/Adduunka

Qoys lix farood leh Oo Brazil u saadaaliyey inuu ku Guulaysan doonaan K/Adduunka

BARZIILL

Qoys reer Brazil ah oo leh min lix farood leh ayaa sheegaya inay u saadalinayaan in Brazil ay qaaddo koobab u dhigma tirade farahooda taasoo ka dhigan in Selecao qaaddo koobkii 6-aad ee dunida. Culumada wax ka yaqaanno culuunya hidda-sidka ayaa qaba in uu qofku yeesho lix farood ay la xidhiidht isbedel dhinaca hide-sidka ah, gaar ahaan xaaladda loo yaqaanno Polydactyly ama “hyperdactyly” oo ah in xayawaanka iyo dadku ay yeeshaan far dheeraad ah. Qoyskan oo la yidhaahdo qoyska reer Silva ayaa sheegaya inay si hagar la’aan ah ugu sacbin doonaan xulkooda si ay riyadoodu ugu rumoowdo.