Wargelin shir ay isugu iman doonto beesha Daa,uud Ismaaciil (Ciidagale) ee deggen Dalkan Igiriiska.

image

Bismillaahi Arramanirraxeem. Mudanayaal iyo marwooyinka sharafta iyo maammuuska naga mudan waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato.

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Taariikh:16/06/2014
Ku: Beesha Ciidagale deggen Ingiriiska
Ujeeddo: Shir lagu dooran doono guddi horumarineed oo hoggaamisa beesha Ciidagale ee deggen Carriga Ingiriiska.
Og : Guddida hurumarinta ee hadda xilka haysa.
Waxaanu ogaysiinaynaa haddaanu nahay guddidii qabanqaabada shirka ee uu magacabaay guddoomiyaha gudida xilka haatan haysa mudane Abokor Maxamed Shukri ee uu ku iclaamiyey warbaahinta,kuna suntanayd taariikhda 4/6/2014.

Waxaanu ku wargelinayna beesha Daa,ud Isamacil ( Ciidagale) ee deggen carriga dalkan Ingiriiska in ay beeshu shir ku qabsan doonto magaalada london bishan June 21/2014, Shirkaas oo ay beeshu ku dooran doonto Guddi beddesha midda haatan xilka haysa oo wakhtigi ka dhammaaday ,waxa kale oo lagaga wada hadli doona arrimo khuseeya beesha iyo kala war qaadasho.

Waxaanu si sharaf iyo maamuus leh uga codsanayaa dhammaan bulshada beeshan qaybaheeda kala duwan ee ku ku nool dalkan ingiriiska in ay wakhtigooda u soo huraan kana soo wada qayb galaan shirkaas oo ahmiyad qiima la taaban karo leh,gaarahaan haweenka oo ah laf dhabarta dhalasho iyo dhaxdinba.

Taariikhda: qabsoomida shirka Sabti, 21/06/2014

 

SAACADDA :2 casarnimo ilaa 8 galabnimo

Goobta :The Beacon, Scott Crescent,
Rayners Lane
HARROW
LONDON
HA2 0TY
fadlan ha la dhawro wakhtiga hana laga soo horreeyo si shirku xilligiisa u bilaabmo.

 

Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh.

Deeq Cabdi Digale

MOBILE: 07946819571

Cabdulqaadir Cali Baraar.

Mobile:07411176242

 

Sahra ismaciil xasan.

Mobile:07944754130

Foosiya Cismaan Cawaale

Mobile:07950837595

 

Xubnaha gudidda qaban qaabada shirka
1) Deeq Cabdi digaale —- Bolton

2) Cabdilaahi xasan maxammed — Sheffield
3) Daahir ismaciil xaaji aden —Birmingham
4) Cabdi cabdilaahi mooge —- London
5) Mustafe cabdilaahi ismaaciil — London
6) Maxamed cabdi oomaar—London
7)Cabdi qaadir cali baraar– Bristol
8) Cabdi salaam sh axmed ali — London
9) Mawliid axmed iidaan — London
10) Amina xaashi guuleed — London
11) Sahra ismaciil xasan — London
12) Fardowsa aden koodbuur — London
13) Ifrah maxamed baaruud — London
14) Hodan sultaan rashiid — London
15) Foosiya cismaan cawaale — London
Allaa mahad leh