Xukumadda Oo Goordhweyd Markale Xabsiga Dhigtay Gudoomiyihii HAATUF

Xukumadda Oo Goordhweyd Markale Xabsiga Dhigtay Gudoomiyihii HAATUF

yusuf-c-gabobe

Hargeysa(Salaanmedia.com)Xukumadda Ayaa goordhoweyd Xabsiga Utaxaabtay Markale gudomiyihii Wargeyska Xidhan ee HAATUF Yuusuf Cabdi Gaboobe
Ciidamada Policeka ayaa la sheegay inay Masuulka ka qabteen Maxkamada Gudaheeda Una taxabeen jeelka weyn Ee Hargeysa Xili uu kulan la lahaa qareenada Uga doodaya Dacwada Lagu Soo Ogay isaga Iyo Tafatirihiisa
Yuusuf ayaa sida La sheegay Dalbanayay In laga bedelo Garsooraha qaadaya Dacwadda Wargeyska HAATUF
Dhowaan ayay ahayd Marki Xabsiga Gabiley oo in mudaha Ku Jiray Gaboobe damiin Lagaga soo dayay Isaga Iyo Tafatirihiisa Waana Xadhigii labaad ee lagula Kaco masuulkan intii uu xayirnaa Wargeykiisa Haatuf