Awooda Alle.! Roobkii ugu mucjisada weynaa oo ka da’ay dalka Ruushka

Awooda Alle.! Roobkii ugu mucjisada weynaa oo ka da’ay dalka Ruushka

ROOBKII UG MUC

Odhaahdaasi waa mid xikmad iyo xog badan ka bixineysa awooda Alle uu dunida iyo khalqiga dul-saaran ku maamulo.Hadaba dalka Ruushka gaar ahaan xeeb lagu magacaabo Seberia oo dalxiisayaasha dunida xiiseeyaan una tagaan cad ceedsi iyo dabaalasho ayaa marqura lagu arkey arin mucjiso ah.Roob baraf ah, isla markaana xajmiga dhibcihiisu la egyihiin kubbada Golf-ka ayey warbaahintu leeyihiin wuxuu kasoo da’ay cirka, iyadoo dadkii goobta dangiigay ee dabaalatada iyo cad ceed doonka ahaa ay durbadiiba kala dideen argagax awgii.