Cilmi-baadhayaal u dhashay dalka Ingiriiska Oo isbar-bar dhigid ku sameeyey Dadka Wax akhriya iyo Dadka Aan waxba Qorin

Cilmi-baadhayaal u dhashay dalka Ingiriiska Oo isbar-bar dhigid ku sameeyey Dadka Wax akhriya iyo Dadka Aan waxba Qorin

Wax Akhriya

Cilmi baadhis ay samaysay jaamacadda London ayaa daahfurtay in awoodda uu qofku u leeyahay wax-akhriska.Majaladda Nature Communications oo natiijada daraasaddan faafisay ayaa tilmaamtay in dhibta dadka qaarkood ka cawdaan ee la xidhiidha culays iyo adayg badan oo wax-akhriska iyo dhibaatada kale ee dadka qaar ka haysata. Cilmi baadhayaasha daraasaddan sameeyey oo ahaa khubaro caalamiya ayaa xaqiijinaya in qiyaas ah kala badh hidde-sidayaasha saamaynta ku leh awoodda wax-akhris ee qofku ay sidoo kale saamayn ku leeyihiin awooddiisa dhinaca xisaabta.Taas oo macnaheedu noqonayo in qofka ku xun xisaabtu uu sidoo kalana ku xun yahay wax-akhriska