CIYAARTII JARMALKA IYO FARANSIISKA OO KULAYLKU UU GAADHAY 29 DEGREE IYO MAAMULKA XULKA JARMALKA OO BARAF U FADHIISIYAY CIYAARTOOYGOODA

CIYAARTII JARMALKA IYO FARANSIISKA OO KULAYLKU UU GAADHAY 29 DEGREE IYO MAAMULKA XULKA JARMALKA OO BARAF U FADHIISIYAY CIYAARTOOYGOODA

FRACE IYO JAR

(Salaanmedia.com) Friday, July 04, 2014
Koobka aduunka ayaa si habsami ah uga socda Garoomo ku yaala dalka Kubada cagta caanka ku ah ee Brazil.
Wareegii Afraad ayaa durba waxa iska xaadiray dalka Germany ka dib markii ay laba cad u kala gooyeen dalka Faransiiska oo ay iskaga horyimaadeen ciyaar aad u xiiso badan.
Dhinaca kale cimilada ayaa gaadhay halkii ugu saraysay, waxaana lagu qiyaasay In kulaylka jiraa uu marayay 29 degrees.

Hadaba maamulka Xulka dalka Jarmalka ayaa qolka labiska u dhigay Ciyaaryahanadooda tashtiyo ay ku jiraan baraf la fadhiisiyay.

Ciyaaryahanada reer Jarmal ayaa qadarkii nasashada ahaa loo xantoobiyay barafkan oo qaboojiyay isla markaana jidhkooda dib ugu soo celiyay wixii dhaafa