DIB U EEGIS: Arag kulamadii koobka adduunka Ee lagu kala badiyay goolashii ugu badnaa!

DIB U EEGIS: Arag kulamadii koobka adduunka Ee lagu kala badiyay goolashii ugu badnaa!

Goolashii U Badnaa

Brazil ayay ceebi ku qabsatay gurigooda kadib markii ay Germany 7-1 kaga badiyey, waloow aanay weligeed hore u dhicin nus-dhamaadka koobka adduunka in goolashaas iyo wax u dhow la iskaga badiyo. Hadaba waxaanu idiin haynaa kulamadii ka tirsanaa koobka adduunka ee la iskaga badiyay goolashii ugu badnaa, inagoo sidoo kale maanka ku hayna kulankii ay Holland 5-1 dirtay dalka Spain oo looga fadhiyay inuu koobka difaacdo balse fashilmay. Haddaba bal dib u yara milicso goolashadii darisinka ahaa ee la iska dhaliyo Koob adduun: 1982 -kii Hungary 10-1 El Salvador 1954-kii Hungary 9-0 South Korea 1974-kii Yugoslavia 9-0 Zaire 1938-kii Sweden 8-0 Cuba 1950-kii Uruguay 8-0 Bolivia 1954-kii Turkey 7-0 South Korea 1954-kii Uruguay 7-0 Scotland 1974-kii Poland 7-0 Haiti 2002-kii Germany 8-0 Saudi Arabia 2010-kii Portugal 7-0 North Korea