James Rodriguez Halkuu Kaga jiraa 10-ka saxeex ee ugu Qaalisan Abid taarkiihda Real Madrid?
Real Madrid ayaa dhawaan lacago badan ku iibsatay laacibkii ku guuleystay kabaha dahabka ee gool dhalinta koobka adduunka James Rodriguez iyadoo waliba u xidhay lambarka 10-aad. Haddaba wax ka ogoow halka uu laacibka cusub kaga jiro 10-ka laacib ay Real Madrid ku soo iibsatay lacagihii ugu badnaa Abid taariikhda kooxda. Gareth Bale: £86m Cristiano Ronaldo:£80m. James Rodriguez:£60m. Kaka:£56m. Zinedine Zidane:£45m. Luis Figo: £37m. Ronaldo: £34m. Karim Benzema:£30m. Xabi Alonso: £30m. Luka Modric: £30m