Khuburo daaha ka rogay in khatar laga dhaxlo Mobilka Facebook-ga laga galo

Khuburo daaha ka rogay in khatar laga dhaxlo Mobilka Facebook-ga laga galo

Mobilka Fac

Khubaro caalamiya waxay ka digayaan dhibaatada ka timaada isticmaalka mobilka oo loo isticmaalo Aalada facebook Iyadoo khubaradani sheegay inay soo baxday khatarta ugu culus oo uu leeyahay Isticmaalka facebook oo laga isticmaalo iyadoo sii kordhayana khhatarta ka timaada. Khubaradani caalamiga waxay sheegayaan inay dhibatada ugu weyn laga dhaxlo tahay In bil kasta In ka badan 100 qof caalamka oo isticmaala facebook Mobil inay indhahooda ku wayaan,Kadib baadhitaano laga sameyey, Dhibaatada ka timaada facebook Iyadoo dhibatada ugu badan inay Damiyaan nalka(Light Ka) Guriga kadibna Isticmalaan Telefoon Ka oo Light indhaaha ku dhacaya tahay %90 Dhawac Uu indaha Ku leeyahay hal mara oo meel madow Qofka Uu ku isticmaalo isla markaasina u qofka dareemayo isla xiligaba maskaxda oo dhibsanaysa mugdiga Iyo falaadhaha ka imanaya light Mobile Ka. Sidoo kale khubaradani waxay sheegayana Inay Sii badanayan dadka wadooyinka Ku isticmaala Iyagoo soconaya Facebook taas oo sii kordhisey khatarka uu leeyahay dadkaasi inay baaburta Jidhaan ama uu khatar kale ku galo.