Ma Taqaan Xilliga Uu Ugu Wanaagsan Yahay Jaceylku?

Ma Taqaan Xilliga Uu Ugu Wanaagsan Yahay Jaceylku?

LOVEEee

Wax la filiyay ma aha in waqtiga ugu fiican ee ku raaxeysiga lamaanaha is Jacey ee ay wada hadlaan la ogaado in ay tahay 7-aroornimo. Baadhitaano la sameeyay ayaa lagu sheegay in Hormone-ka Jaceylka ee ku jira dhiigga uu sara u kaco iyadoo ay la socoto habab kala duwan oo naxaris iyo dareemo wanaagsan labada lamaane saacada marka ay tahay 7-aroornimo ee ay wada hadlayaan, Warbixintu waxa ay intaas ku daraysaa in xiliga 11-aroornimo iyana ay aad ugu wanaagsan tahay wax isu soo jeedinta labada lamaane.
Isku soo wada duuboo arintan waa baadhitaan la sameeyey oo kaliya