Maxaa dhex maray Arjen Robben iyo Macalin Louis van Gaal?

Maxaa dhex maray Arjen Robben iyo Macalin Louis van Gaal?

Robin

Arjen Robben oo dhexda uga ciyaaraha xulka Netherland,ayaa ka biyo diiday soo jeedin uu tababarihiisa Louis van Gaal kaga codsaday inuu kula biiro kooxda Manchester United oo uu mulkiyadeeda qaban doono. Van Gaal ayaa dalkiisa Holland u xaqiijiyey kaalinta saddexaad ee Koobka aduunka,markii 3-0 ay kaga badiyeen martigeliyaasha Brazil,dhamaadkii ayaa tababaraha 62-sanno jidhka ah-ugu yaboohay Robben inuu kula biiro kooxda Man.United ee ka dhisan dalka Ingiriiska kanna ciyaaro garoonka Old Trafford.