Shilkii ugu xumaa dunida Oo ka dhacday Dalka Shiinaha Iyo arrintan Oo mucjiso reebtay

Shilkii ugu xumaa dunida Oo ka dhacday Dalka Shiinaha Iyo arrintan Oo mucjiso reebtay

Shilkii Ugu Xumaa

Shilkan ayaa waxaa uu ka dhacay dalkaasi shiinaha gobol ka tirsan, waxaana uu haleeyay saddax ruux oo middi ay haweenay tahay, isla markaana gaadhi yar la saarnayd laba nin. Gaadhiga ayaa waxaa ku soo degtay Truck weyn oo sida Kundhiitarka ah.Waxaana marka uu ku habsaday uu noqday guud ahaan mid dhulka la sima laakiin arrinta cajiibka badnayd waxaa ahayd in qofna aanu ku dhiman saddax qofoodbay ay nool yihiin dhaawacyo fudud ayuunbaa soo gaadhay.