Soo dhaweeynti badhisaabka gabilay mr shine

imageimageimageimageimageimageimageimageimageimageWaxaa galabta magalada London ee cariga ingiirska ee heathrow airport ka soo dagay gudomiyaha gobolka gabilay. Mr mustafe shiin halkas oo soo dhaweyn Aad u heer saraysaa logu soo dhaweyaay dhaman shacabka reer somaliland oo Aad u soo dhaweyaay. Gudomiyahu Aad ayuu ugu mahad celiyay dhaman shacabka reer soamaliland iyo asaxabtisa qaliaga ah ee loo yaqanoo table 7 oo aynaa qayb Libax ka qatay soo dhawenta gudomiyaha. Gobolka