TAARIIKHDU IS QARIINMAYSO ILAHAYNA QADIINMAYO. HALYEYGII KEENAY ICTIRAFKA SOMALILAND MOHAMED ABDILAHI ISSA OO MUTAYSTAY IN MAGALDA SHEFFEILD EE DALKA UK STREETYADA SAWIRADIISA LAGA TAAGO.ARINTAS OO KA TIMI COUNCULORS SHEFFEILD.

TAARIIKHDU IS QARIIN MAYSO ILAHAYNA QADIINMAYO. HALYEYGII KEENAY ICTIRAFKA SOMALILAND MOHAMED ABDILAHI ISSA OO MUTAYSTAY IN MAGALDA SHEFFEILD EE DALKA UK STREETYADA SAWIRADIISA LAGA TAAGO.ARINTAS OO KA TIMI COUNCULORS SHEFFEILD. Prof: mohamed abdilahi. Waa aqoonyajay somalilander ah oo ka soo jeeda gobolka togaher magalo madaxda Burco mohamed waxu school ka hoose ka sar kaga baxay Burco kadib waxu xiligi dawladi Somalia tagay magalo maxadi hore ee soamalia halkas oo ka galay jamacada lafoole. Oo ku ku dhamaystay kadib wuxu oo u dhoofay Europe. Garahan. Dalka Sweden. Oo u ka sii watay. Aqoon korodhsi mohamed wuxu ku biray xisbiga loo yaqan xisbiga shaqalah. Soceilsty party. Kadib wuxuu ka noqday xubin ka mid ah kadib wuxuu ku gulaysay in u noqdo golaha deganka Sweden magalada malmo. Mudo ka bacdi mohamed waxu u soo wargey dalka UK garahan magalada SHEFFEILD halkas oo mohamed u ka bilabay firfirconi Aad u badan wuxuu ka furay community waxaa kale oo ka furay school halkas oo u ardayda somalida kaga cawiyo. waxbarashda (home clubs) schoolkas oo noqday ardayda ka soo baxdaa. Kuwa ugu heerka sareya schoolda kale wanaa ta sababtahay in mohamed sawiradisa laga TAAGO STREETYADA magalada SHEFFEILD. Arinta in aay SHEFFEILD ICTIRAFKA mohamed mudo dheer ayuu ka soo shaqaynayaay mudo ku dhow ila xilgi Dahir riyaale xita dhowr jeer ayuu kaxeeyay Xildhibano ka tirsan parelament iyo councillors ka. Oo u geeyaay dalka somaliland sii u qadiyadan u ka dhadhiciyaay aay u soo arkan mohamed waay u fududatay in u kaxeeyo oo dalkii geeyo wanaay soo arkeen wanaa ta keentay in aay ICTIRAFAn somaliland. ARINTAS waxaa ku cadeynayaa malinti SHEFFEILD xaflada laga qabanayay waxaad arkaysaa cida hadalka furaysa. Cida micrfonka qaybinaysaa COUNCULORS ciday marka ugu horeysa u yeedhaysa. Intuba Waa mohamed.marka waxaan hadalka soo gabinayaa. Tariikhdu isma qariso ilahayna qariin mayo. By Saleebaan ali bile imageimage imageimageimage