TACSI INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

TACSI

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

TACSI

Gudoomiyaha Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Deegaanka Degmada Burco Maxamed Muraad iyo Muxumed Xassan Dayr Dhalad Iyo Dhamaan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Iyo Dhaamaan Reer Afyare Iyo Dhaamaan Reer Xassan Cali yare Waxay Tacsi Tiiraanyo leh U Dirayaan dhaamaan Eheladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay MARXUUN X.CIISE FAGAASE CABDI Oo Ku Geeriyooday Caasimada Hargaysa Habaynkay Taariikhdu Ahayd 25/07/2014 Habaynkii Axadu Soo Galaysay Isla Markaana Lagu Aasi Doono Magaalada Hargaysa Waxaanay Dhaamaan Dadkaasi Oo Dhami Leeyiihiin Ilaahay Samir Iyo Iimaan Haynaga Wada Siiyo Ilaahayna Marxuunkaasi Haw Nuuro Qabriga Danbigiisana Ha Dhaafo Anaguna Waxaanu Leenahay Aamiin………………………Aamiin…………………….Aamiin……………………Aamiin