Tabantaabaday laba Gacmood tamar ku yeeshaane
Tiska waxa la qaadaa markay tiirisaa bidixe
Hadday midigtu keli taagan tahay tahar ma goyseene.
Dhamaantood ilahay haw naxariisto caaqilka cusubna ilahay xilka haw dhib yareeyo
Wa Billahi Tawfiiq
Qurba Jooga Gobalka Togdheer