Ciyaaryahan £30,000 Ugu deeqay Dadka Dhimirka Wax ka qaba

Ciyaaryahan £30,000 Ugu deeqay Dadka Dhimirka Wax ka qaba

CIYAARYAHAN

Dhaliyahan u dhashay dalka Sweden una ciyaara kooxda PSG, ayaa ku sadaqaystay xulka qaranka kubbada cagta ee Sweden, balse ah kuwa maskaxda ka jiran. Ibrahimovic ayaa isagu ka qeyb qaadan labadi koob aduun ee u dambeeyay, taasna waxa ay ku beertay cuqdad balse ku kordhisay dareen bani’aadanimo. Hay’adda INAS World Football Championships ayaa u qabata dadka aan maskaxdoodi sida caadiga ah u shaqayn koob aduun afartii sanno-ba hal mar waxaana diyaar garow ugu jira dalka uu Ibrahimovic ka soo jeedo ee Sweden “Kubbada cagta waa in ay ciyaaraan dadka oo idil si kastaba ha u kala duwanaadaane”Ayuu yidhi lagu soo koobay hadalka Ibraahim