Ciyaaryahanada Van Persie, Suarez Iyo Gerrard Noqday Laacibiintii Loogu Iibsiga Badnaa Yahay Funaanadahooda Horyaalka Ingiriiska

Ciyaaryahanada Van Persie, Suarez Iyo Gerrard Noqday Laacibiintii Loogu Iibsiga Badnaa Yahay Funaanadahooda Horyaalka Ingiriiska

SPORTS

Waxaa la soo bandhigay magacyada xiddigaha ku ciyaara Funaanadihii loogu iibsiga badnaa Horyaalka Premier League (Ingiriiska) xilli ciyaareedkii la soo dhaafay 2013/2014. Weeraryahanka kooxda Manchester United iyo xulka Holland Robin van Persie ayaa noqday Laacibkii funnaanadiisa loogu iibsiga badnaa xilli ciyaareedkii tegay, kaddib markii uu United u horseeday Guushii Horyaalka Ingiriiska 2012/2013. Hadaba halkan ka akhri sida loogu kala horeeyo iibsashada funaanadaha: 1.Robin van Persie 2.Steven Gerrard 3.Luis Suarez 4.Eden Hazard 5.Mesut Ozil 6.Wayne Rooney 7.Sergio Aguero 8.Juan Mata 9.Shinji Kagawa 10.Frank Lampard