Daawo Muriidka Sheekh-Isaxaaq Oo Ku Dhawaaqay Waqtiga Siyaarada Sheekh-Zubeer

Daawo Muriidka Sheekh-Isaxaaq Oo Ku Dhawaaqay Waqtiga Siyaarada Sheekh-Zubeer

Ceerigaabo(Salaanmedia.com) Muriidka Qabriga Sheekh-Isaxaaq Sh-Siciid Sh-C/raxmaan Sh-Siciid oo maalintii Sabtida booqday qabriga Sheekh-Zubeer Awal ee ku yaalla degaanka Jiidali ee bariga magaalada Ceerigaabo ayaa wuxu halkaas kaga dhawaaqay muddada la qabanayo Siyaarada Sheekh-Zubeer oo aalaaba bulshada degaannadaasi siyaartaan sannad kastaba