Dhamaan Saxaafadda Somaliland Waxay Tacsi U Dirayaan Qoyskii, Iyo Guud Ahaan Warbaahinta Uu Ka Baxay Alle Ha U Naxariiste Maariyihii Wargeyska OGAAL Cabdi-weli Faarax Jaambiir

Dhamaan Saxaafadda Somaliland Waxay Tacsi U Dirayaan Qoyskii, Iyo Guud Ahaan Warbaahinta Uu Ka Baxay Alle Ha U Naxariiste Maariyihii Wargeyska OGAAL Cabdi-weli Faarax Jaambiir

TACSI

Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf Siciid Cawil Axmed-Xajiin Khadar Maxamed Cakule Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Jannaale) Cali Xasan Sugule Mawliid Cumar Kibaar Khaalid Sacad Xasan Maxamed Jaamac (Xasan Panaroma) Cabdiqani Xuseen Baynax Cali Axmed Cawaale (Caano-dhame) Maxamed Cabdilaahi Kabadhe Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Baay) Cabdiqani Cabdilaahi Axmed (Asparo) Dhamaan Dadkani Waxay Tacasi u dirayaan qoyskii, eheladii, iyo bahda Saxaafadda ee uu ka baxay Alle ha u naxariiste Maareeyihii Wargeyska Ogaal Cabdi-weli Faarax Jaambiir oo galabta oo ay taariikhdu ahayd 6/8/2014 ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala Magaalada Hargeysa. Waxaanan ILAAHAY uga baryay Marxuumka inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyskii eheladii iyo guud ahaan-ba bahda saxaafadda ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin…………………………………………………………..Aamiin………………………………………………………Aamiin