Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Caruuska Cabdirahmaan Adan Ali iyo Caruusada Madiina Siciid Biix

Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Caruuska Cabdirahmaan Adan Ali iyo Caruusada Madiina Siciid Biix.

Dhamaan Waxay Dadkan Hoose Ku Qoran Halkan Dhambaal Hambalyo iyo Bogaadin ah Udirayaan Meherka Wacan ee Cabdirahmaan Adan Ali iyo Marwo Madiina Siciid Biixi Oo Saaka 15-08-14 MeherKoodu Jimcahan Barakaysan Ka Dhacay Hotel Ambastoor Ee Magaalada Hargaysa.

Eng Cabdi Ahmed Arab iyo Xaaskiisa Ashwaaq Maxamedimage
Reer Ahmed Abdi
Asha Hassan Abdi
Saynab Hassan Abdi
Jama Hassan Abdi
Shamis Hassan Abdi
Reer Ali abdi
Reer Mahaxmed Abdi
Dhamaan reer Cabdidheer meel kasta oo ay joogaan

Waxaanu ileenahay uga baryanaa in ay noqdaan Qoyskii isku waare ee ubad khayr qaba kala hela. Waxa kale oo aanu leenahay Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu Farax.

Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamin AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAMIN

Eng Abdi Arab