HORYAALKA INGIRIISKA OO MAALINTII LABAAD GALAY IYO LIVERPOOL OO GUUL TAARIIKHI AH LA CARAWDAY + SAWIRO

HORYAALKA INGIRIISKA OO MAALINTII LABAAD GALAY IYO LIVERPOOL OO GUUL TAARIIKHI AH LA CARAWDAY

LIVERTAYDA

Kooxda Kubada cagta ee Liverpool ayaa ciyaar qurux badan galabta soo bandhigtay ka dib markii ay iska horyimaadeen kooxda Southampton.
Labada kooxood oo ku kulmay maalintii labaad ee furitaanka horyaalka Ingiriiska ayaa waxa ay guushu 2-1 ku raacday kooxda Liverpool.
Southampton ayaa soo bandhigtay ciyaar lala yaabay, waxaanay ku sigatay in ay barbaro la gasho kooxda Liverpool, hasayeeshee nasiibka ayaa u saamaxi waayay.

LIVERTAYDA

LIVERTAYDA 16

LIVERTAYDA 15

LIVERTAYDA 14

LIVERTAYDA 13

LIVERTAYDA 12

LIVERTAYDA 11

LIVERTAYDA 10

LIVERTAYDA 9

LIVERTAYDA 8

LIVERTAYDA 7

LIVERTAYDA 6

LIVERTAYDA 5

LIVERTAYDA 4

LIVERTAYDA 3

LIVERTAYDA 2

LIVERPOOL

LIVERPOOL 1