Kooxaha Arsenal Iyo Tottenham Oo ku Dagaalamaya Xiddig U Dhashay Talyaaniga

Kooxaha Arsenal Iyo Tottenham Oo ku Dagaalamaya Xiddig U Dhashay Talyaaniga

TALIYAANIGA

Kooxaha kawada dhisan magaalada London ee Arsenal iyo Tottenham ayaa ku dagaalamaya saxeexa weeraryahanka kooxda Juventus Sebastian Giovinco.
Hilinka Rai Italia ayaa baahiyay in kooxaha reer London ay xilli ciyaareedkii hore ku fashilmeen saxeexa xiddigan kaasi oo 27-sanno jir ah ayaa albaabada u furi doona in uu isaga tago kooxda haysta horyaalka Serie A-da.
Markii uu yaraa xiddigan Giovinco waxaa lagu naaneesi jiray Alessandro Del Piero-ha cusub waxaana uu kaydka kagalay kooxda isaga oo saftay 570 xilli ciyaareedkii la soo dhaafay. Si kastaba kooxda reer talyaani ee Juventus ayaa ka arinsan doona xaalada Giovinco kaasi oo codsaday in kooxda laga diro