Line-upka Rasmiga ah ee Tottenham Vs Liverpool iyo Balotelli Oo Ku Bilawday
Kooxda Tottenham ayaa White Hart Line ku soo dhawyn doonta kooxda Liverpool. Mario Balotelli ayaa u safan doona kooxda liverpool kulankiisii kowaad iyaduu Rodgers ku soo daray lineupkiisa. Liverpool ayaa doonaysa inay ka soo kabsado guul daradii ka soo gaadhay kooxda Man city. Halka ay Tottenham ka doonayso inay sii wadato guulaheeda 100% ah.
Tottenham:Lloris, Dier, Kaboul, Vertonghen, Rose, Bentaleb, Capoue, Chadli, Eriksen, Lamela, Adebayor.
Kaydka:Chiriches, Holtby, Townsend, Kane, Dembele, Friedel, Davies
Liverpool:Mignolet, Manquillo, Moreno, Lovren, Sakho, Gerrard, Allen, Henderson,Sterling, Sturridge, Balotelli
Kaydka:Brad Jones, Jose Enrique, Toure, Lambert, Coutinho, Can, Markovic