LONDON: Isbaahaysiga HABAR-MAGAADO Oo Ka Istaadhmay Iyo Kulamo Hor Le Oo Ka Socda

LONDON: Isbaahaysiga HABAR-MAGAADO Oo Ka Istaadhmay Iyo Kulamo Hor Le Oo Ka Socda

MAGAADO

Hargeysa(Salaanmedia.com) Waxa mudooyinkii Udambeeyay Soo Badanayay Siyaasiyinta iyo Madaxdhaqameedka SOMALILAND Ee ka badheedhay sheegashadda tageeradooda iyo ka go’aan qaadashadda Cadceeda Sii dhacaysa Ee Xukumadda KULMIYE.
Waxana Dalka gudihiisa xoog uga Soconayay kulamadda iyo aragyada beelaha Habarmagaaddo taaso gilgishay Xukumadda Madaxweyne Silaanyo Gaadhwadeenka ka yahay.
Waxana talaabadan cusub iyo kulmadda HABARMAGAADADU Hadda saamayn Xoogan ku Yeelatay Dalka Dibadiisa Siiba Cariga ingiriiska.
Oodweyne ayaa loo Xaqiijiyay in Magaaladda LONDON ay shirar ku dhexmareen masuuliyiin Iyo Xubno jahliyadda ubadan kana tashanayay inay talo HABAR-Magaado ka yeeshaan Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo.
Tanina Waa duufaan siyaasadeed oo xukumadda kaga istaadhanta dalka dibadiisa iyadoo hore ay khaati uga taagnayd Talooyinka Habarmagaado Ee Dalka Gudihiisa