Micheal Jackson Aabihii Oo booqasho Ku tagay garoonka Barcelona

Micheal Jackson Aabihii Oo booqasho Ku tagay garoonka Barcelona

MICHEL JOCSON

Fannaankii hore ee Maraykanka Michel Jackson ayaa Aabihii Joseph Jackson waxa uu booqasho dalxiis ah ku tagay magaallada Barcelona ee Waddanka Spain, isagoo booqday garoonka caanka ah ee kooxda Barcelona Camp Nou. Joseph Jackson (84 sanno jir) oo aad loo Ilaalinayay ayaa waxaa halkaasi loogu dhiibay funaanadda Naadigiisa Barcelona oo uu dhabarka kaga qoran yahay magiciisa halkaas oo ay saxaafaddu sawirro kaga qaadeen aabaha dhalay fannaankii qoob ka ciyaarka ee Machel Jockson.