QURBOJOOGA GOBOLKA GABILEY OO XAFLAD SOO DHAWEEYN IYO SOGOOTIN ISGU JIRTA U SAMEEYEY.GUUDOOMIIYHA GOBOLKA GABILEY Mud:MUSTAFE ABDI CISE(mustafe shine)OO KA DHACDAY GALBEEDKA LONDON HOTELK NOMAD

imageimage image image image image image image image image image image image imageimage imageXAFlA DA OO AYSOO ABABUULE HAWEENKA GOBOLKA GABILEY EE WADANKA UK WAXA KA SOO QAYBGALAY WAXGARADKA AQOONYAHANO CULUUMO AWDIIN IYO IYO HAWEENKA. IYO BULSHADA QAYBAHEEDA KALA DUWEEN EE REER SOMALILAND XAFLADA OO   AHAYD MID AAD, U QURUX BADNEYD AYAA WAXAA LAGLA WAD HADLAY SIDII LOGA WADA SHAQAYN LAHAA NABAD GALYADA IYO HORUMARKA DEGANKA DHAMAN DADKA KA SOO QAYB GALAY WAAY U WADA DUCEEYEN IN ILAHAY U FUDUDEY XILKA OO U KU ASTUURO TALOOYIN IYO WAANOOYIN BADANA WAAY SIYEEN WAXA KALE OO ISNA CASHO SHARAFTA KA SOO QAYB GALAY GUUDOOMIIYHI HORE EE GOBOLKA GABILEY. MR (meecaad) OO ISNA KU KORDHIY WUXU QIBRAD U LAH IYO WAYORAGNIMADISA INTI U XILKA HAYAY  XAFLADAN WAX AAD IYO AAD UGA SOO SHAQEEYEY OO SOO AGASIMAY ISKU SOO DUBAI RIDAY HABLAHA AMA HAWEENKA GOBOLKA GABILEY                                                               WAA BILAHI TAWAFIQ image image image image image image image image image image image imageimage image image imageimage image image image image image