Silsiladdi GARBA-DIIR Iyo Gabay Cusub Oo La Baxay DULMI W/Curiye Omar Ali Abdi

Magacaygu waa Omar Ali Abdi Maansadan deeleyda ah magaceedu waa DULMANE, waxay daba socotaa oo qayb ka tahay Silsiladdi GARBA-DIIR ee uu daah furay Abwaan Axmed Aw Geedi. Maansadu waxay si balaadhan u taabanaysaa dhibta iyo dhaliisha jirta, mid siyaasadeed, mid maamul, dhaqaale iyo mid bulsho, xukuumada maanta Somaliland ka talisa ee Axmed Siilaanyo. Iyadoo si waadax ah wax ugu sheegaysa una dareensiinaysa xaalada manta dalku maraayo gudo iyo debedba iyo haddii aan xaalada si dhaqso ah loo waajihin in cawaaqib xumo intaas ka badani ka dhalan karto. Maansadani waxay tilmaamaysaa khaladaadka maamul iyo siyaasadeed ee xukuumada, waxay image

talooyin ka bixinaysaa wax yaabaha aasaaska u ah hanasho qaranimo iyo daryeel bulsho.