Tababarihii hore Ee Juventus Antonio Conte Oo qabtay Xilka Tababarenimo Ee Qaranka Talyaaniga

Tababarihii hore Ee Juventus Antonio Conte Oo qabtay Xilka Tababarenimo Ee Qaranka Talyaaniga

JAVANTUUS

Macallinkii hore ee kooxda Juventus ee Waddanka Talyaaniga, ayaa heshiis rasmi ah la galay xulka Qaranka Talyaaniga oo uu hoggaankiisa la wareegay. Guddoomiyaha cusub ee xidhiidhka Kubadda Cagta Talyaaniga Carlo Tavecchio ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay warbaahinta Talyaaniga ugu xaqiijiyay in Conte uu aqbalay heshiis laba sannadood ah, oo uu macallin ugu noqonayo Azzuri.