Alle Haw Naxariistee Waxa Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyey Magaalada Burco Agaasimihii Cisbitaalka Burco Dr Cabdi Qaadir Muuse Muruq Liqe DAAWO VIDEO

Burco(Salaanmedia.com) Alle Haw Naxa Riistee Waxa Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyey Magaalada Burco Agaasimihii Guud Ee Cisbitaalka Magaalada Burco Dr Cabi Qaadir Muruq Liqe Oo Habeenkii Xalay Ku Geeryooday Cisbitaalka guud ee magaalada Burco.Aaska Qaran Ayaa Waxa Ka Soo Qaybgalay Koox Wasiiro Ah Dhakhaatiir Iyo Dadwayne Tiro Badan Oo Ka Kala Yimi Gobalada Dalka