Casho sharaf aad loosoo agaasimey oo isugu jirtey soo dhoweyn iyo is waraysi ka dhacday galbeedka magaaladda London Hoteelka NOMAD .

imageCasho sharaf aad loosoo agaasimey oo isugu jirtey soo dhoweyn iyo is waraysi ayaa ka dhacday galbeedka magaaladda London Hoteelka Nomad . Halkaa soo lagu soo dhoweynaayey. Gudoomiye ku xigeenka gudida mihnadlayaasha caafimaadka qaranka S/land .cabdiraxmaan maxamed axmed (doodi) iyo siyaasi ahna qoraa oo kayimi dalka iswiidhan. MudaneCumar x ibile aadam. halkaa oo laysku weydaarsadey hadal isugu jira tusaale iyo waano isla goobtaa oo ay ku sugnaayeen siyaasiyiin wax garad culimo awdiin iyo oday dhaqameedba isla goobta ayaa waxaa hadal qiima leh ka jeediyey gudoomiyi ku xigeenka gudiga cafimaafka oo ku dheeraaday wax qabadka hay ada uu ka midka yahay xafladda waxaa soo agaasimey SSUK xaflada ayaa ku dhamaatay jawi farxadleh.

 Salaanmedia/London

image

image image image image image image image image image image
image

image
image image