Daawo: Bayloodada Diyaaradaha Dagaalka Ee Dalka Ruushka Oo Loo Tababarayo Sidii Jidadka Laamiga Ah Ee Gaadiidku Maro Ay Ugu Degi Karaan

Daawo: Bayloodada Diyaaradaha Dagaalka Ee Dalka Ruushka Oo Loo Tababarayo Sidii Jidadka Laamiga Ah Ee Gaadiidku Maro Ay Ugu Degi Karaan
, (Salaanmedia.com/Agencies):- Milatariga dalka Ruushka oo muddooyinkii u danbeeyay ku jira, tababaro adag oo dhinac kasta leh, ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxa ciidamada cirka ee dalkaasi ay wadeen, tababar duuliyayaasha diyaaradaha dagaalka ee dalkaas lagu barayo ama ku sii tijaabinayaan sidii jidadka laamiga ah ee gaadiidku maro ay ugu degi kari lahaayeen haddii xaaladi timaado oo loo baahdo

https://www.youtube.com/watch?v=ewodMwceoc4&hd=1