Daawo Boqor-Buur-madow Ma Sidaannu Moodayney Mise Siduu Noqday “Gudoomiye-kuxigeenkii hore G/Togdheer”

Burco(Slaanmedia.com) Madax-dhaqameedyo iyo Mas’uuliyiin kazoo jeeda Beelaha Waqooyiga iyo Galbeedka Burco ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadal dhowaankasoo yeedhay Boqor-Buurmadow