DAAWO: GAASHANBUURTA NATO OO DALKA RUUSHKA KU TILMAAMAY CADOW KU LID AH

DAAWO: GAASHANBUURTA NATO OO DALKA RUUSHKA KU TILMAAMAY CADOW KU LID AH

(Salaanmedia.com/Agencies):- Tan iyo wixii ka danbeeyay dagaalkii qaboobaa ee dunida, ayaa markii ugu horaysay Gaashanbuurta NATO dalka Ruushka ku tilmaantay cadowgooda, waxaana arrintaas lagaga dhawaaqay Shir Madaxeedkii hogaamiyayaasha Gashaanbuurta NATO Ku lahaayeen Magaalada

Waxa kale oo shirkaas lagaga hadlay talaabooyinka NATO ka qaadanayso, dagaalka ka dhanka ah ururka Daish (ISIS), xaalada dalka Afghanistan iyo wax loogu yeedhay la dagaalanka argagixisada ee dunida, waxa kale oo lagu taageeray dalka Ukraine in dhaqaale iyo farsamo kasta lala garab istaago.