Daawo Muqaal: Badhisabka Togdheer iyo Maayir ku Xigenka Degmada Burco Oo Kormeer ku Tagay Wadooyin ay Dhisayso Dowladda Hoose

Daawo Muqaal: Badhisabka Togdheer iyo Maayir ku Xigenka Degmada Burco Oo Kormeer ku Tagay Wadooyin ay Dhisayso Dowladda Hoose
Burco(Salaanmedia.com) -Maayir ku Xigenka Burco Muxumed Xasan Jaamac (Xoday) ayaa Shegay inay dowladda Hoose ka Go-an Tahay Sidii ay u Dhisi Lahayd Wadooyin Tayo Leh