Daawo Muqaal: Musharax Maxamed-Saadiq Yuusuf Dubad Oo Magaladda Burco Kaga Dhawaqay inuu u Sharaxan Yahay Dorashadda Barlamanka + Soo Dhawayn Baladhan Oo Loo Sameyay

(Salaanmeia.com)-Siyaasigani Da-da Yar Maxamed-Saadiq Yuusuf Dubad ayaa Shegay Hadi Uu ku Gulaysto Dorashada Barlamanka inuu Wax Badan ka Qaban-Doono Adeegyadda Arrimaha Bulshadda