DAAWO-MUUQAAL:-MULKIILAHA GUUD EE TVGA UNIVERSAL ENG AXMED ABUUKAR OO XUKUUMADA SOMALILAND IYO SHACBIGEEDA KA RAALI GALIYEY BARNAAMIJ KA BAXAY TV GAAS

Hargaysa(Salaanmedia.com):- Mulkiilaha guud ee telifiishanka universal Eng Axamed Abuukar ayaa waxaa uu raali galin buuxda ka bixiyey baraanamij ka baxay TVgaas oo xukuumada somaliland ay ka cadhoostay isla markaana ay ku xanibtay xafiiskiisyadii uu ku lahaa somaliland.
Waxana uu sheegay Mulkiiluhu in uu guud ahaanba bulshada rer somaliland meelkasta oo ay daafaha caalamka ka joogan in uu ka raali galinayi baraamijkaas ka baxay Tvga Universal
Dhinca Eng Axmed Abuukar Waxaa Uu Sheegay In Tvga Universal aanu aheyn tv siyaasaded balse uu yahay mid adeega bulshda ku hadasha afka somaliga
Ugu dantiitii Mulkiilha Guud Ee TVga Universal Eng Axmed Abuukar Waxaa UUu Tilmaamay In UU Rajeenayo In Ay Soo Noqoto wada shaqeentii fiicneed ee ka dhaxaysay tv ga Universal iyo xukuumada somaliland

http://www.youtube.com/watch?v=8XieAVrJJlk