Daawo Xildhibaano ka Tirsan Golaha Degaanka Burco Oo ka Qayb-Galay Xafladda Daahfurka Sannad Dugsiyeedka Dugsiga Haji Moussa Igarre

Daawo Xildhibaano ka Tirsan Golaha Degaanka Burco Oo ka Qayb-Galay Xafladda Daahfurka Sannad Dugsiyeedka Dugsiga Haji Moussa Igarre

Burco(Salaanmedia.com) Xildhibaano ka Tirsan Golaha Degaanka Burco ayaa ka Qayb-Galay Xaflad Lagu Daahfurayay Sanad-Dugsiyeedka Dugsiga Haji Muuse Igarre Ee Degaanka Cali Ciise Ee Gobalka Togdheer