Daawo: Xubno ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo i5 Xubnood U Dhaariyey Khilaaf Beeleedkii Balliga Diiriye Guuleed

Daawo: Xubno ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo i5 Xubnood U Dhaariyey Khilaaf Beeleedkii Balliga Diiriye Guuleed

Burco(Salaanmedia.com) Xubno ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo baeryahanba magaalada Burco U joogey xallinta khilaaf beeleedka ka taagnaa deegaanka Balli Diiriye Guuleed ayaa maanta nabadgelyada arrintaas awgeed u dhaariyey 15 xubnood oo isugu jira beelaha uu ka dhex jirey khilaafka deegaankaasi