DHAMAAN Eheladani WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN MARXUUN DR C/QAADIR MUUSE (MURUQLIQE) OO MAANTA KU GEERIYOODAY MAGAALADA BURCO LAGUNA AASAY ISLA MAGAALDAASI BURCO

DHAMAAN Eheladani WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN MARXUUN DR C/QAADIR MUUSE (MURUQLIQE) OO MAANTA KU GEERIYOODAY MAGAALADA BURCO LAGUNA AASAY ISLA MAGAALDAASI BURCO

tacsi

Dhamaan ehelada iyo qaraabada Kala ah

Dhamaan Ehelada , Qaraabada Iyo Asxaabta Kala Ah.. Xamse Maxamed Cabdi (Cadawyuurura) Iyo C/Khaalaq diiriye Budhle(Laaqalo)- Iyo Mukhtaar Max ed Daahir Iyo Cali Xassan Axmed Iyo Sicid Ismail Aw Jaamac (Saaweelo). Iyo Maxamed Siciid cadaad Iyo Carshiid Cismaan Xaashi (dacaray) Iyo Maxamed aadan Faarax (foolge)- Cabdi Naasir cali Jaakuli iyo Asad Ismail Yaasiin iyo Axmed Maxuud Ciinje iyo Azad Maxamuud ciinje Iyo Maxamed Cabdi laahi kaahin (Bukhliga )- Guuleed Daahir Samater, Kayse Axmed Digaale Iyo Taliye Cali Sugule Kaahin Iyo Xusein C/llaahi Xusein (GirGire).Iyo Siciid X Axmed Qulumbe Iyo Maxamed Cabdi Cawi Iyo…. Max ed Cawed Maxa ed .Iyo Jaamac Saleebaan (Jaamac Yare). Iyo. Bashiir Ibraahin Qayir Iyo , Maxa ed Ibraahim (Biritish). Max ed Xaashi Burhan .. Axmed Nuur (Barawaani). Cabdi Haybe Dheere. Sul: Xamse Shaqale Gaas. Iyo SHEEKH Maxamed Huriye (NUURAANI) Iyo Fuaad Max ed Xusein (Xamari). Ismail Cabdi (Gaanidi).Nagiib Maxamed jaamac Iyo Aadan Daauud Iyo Maxmed cismaan (Ayax) Iyo Salebaan Xasan Gole (Jozz). Sharmaarke Riwaaya.. Dr:Azad Dalmar. Naasir Cabdi Mire. C/Salaan X Axmed Qulumbe. Cali Max ed Ibraahim (Ali Baashe). C/risaaq Cumar C/llaahi (Gadhka), Maxa edd Suldaan Axmed Cumar. Iyo Dayib Cabdi Xirsi Iyo Mukhtaar Maxamed daahir (Mool) Iyo Ibraahin Muuse Qasaal Iyo Maxed Suldaan Axmed Iyo Iyo C/llaahi Maxamed Xusein (Xino) Iyo Mustafe Aadan Ubayare Iyo Mustafe Cismaan Yuusuf (Qulumbe),Iyo C/Raxmaan Rigaax , C/Casiis Axmed Raage(Al Camudi). Casayr Yuusuf Axmed. C/Fataax Cali Axmed. Kayse Cali Buraale.Iyo Cabdi Ismail Qurjuf iyo Bashiir c/laahi Togay iyo Siciid Maydal
Waxay tacsi Tiiraanyo ku dheehan tahay U Dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii Iyo Caruurtii Iyo Ooryihii iyo Bulsho weynta Reer Soomaliland Oo Dhan Gaar Ahaan G/togdheer Iyo Waliba Bahda Caafimaadka Somaliland Oo Dhan In Ilaahay Samir iyo iimaan Inaga Wada Siiyo Marxuun C/qaadir Muruqliqe Oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Burco Laguna aasay Maanta Magaaladaasi Burco Isagana Illaahay Danbigiisa Dhaafo Qabriga u Nuuro Janadii Fardawsa dhex Gaayo aamiin……………………..Aamiin…………………..Aamiin