DHAMAAN ilma Cheife Maxamed Daahir Cabdi (Qodax) WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN MARXUUN DR C/QAADIR MUUSE (MURUQLIQE) OO MAANTA KU GEERIYOODAY MAGAALADA BURCO LAGUNA AASAY ISLA MAGAALDAASI BURCO

ale how naxariist (1)

Dhamaan ehelada iyo qaraabada Kala Ah
Cheife caaqil Axmed kayse Maxamed daahir
C/Qaadir Maxamed Daahir iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Mukhtaar Maxamed daahir Iyo Xaaskiisa
Faysal Maxamed Daahir
Siciid Maxamed daahir
Mubaarik Maxamed daahir
Cali Iid Maxamed daahir
Mumtaas Maxamed Daahir Iyo
Hooyo Hodan Cabdillaahi muuse
Waxay tacsi Tiiraanyo ku dheehan tahay U Dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii Iyo Caruurtii Iyo Ooryihii iyo Bulsho weynta Reer Soomaliland Oo Dhan Gaar Ahaan G/togdheer Iyo Waliba Bahda Caafimaadka Somaliland Oo Dhan In Ilaahay Samir iyo iimaan Inaga Wada Siiyo Marxuun C/qaadir Muruqliqe Oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Burco Laguna aasay Maanta Magaaladaasi Burco Isagana Illaahay Danbigiisa Dhaafo Qabriga u Nuuro Janadii Fardawsa dhex Gaayo aamiin……………………..Aamiin…………………..Aamiin